Ugu yaraan 87 qof ayaa ku dhintay kadib markii dhisme warshado ah uu ku burburay duleedka Dhaka.
Sawirro: Dhisme ku burburay Bangladesh.
1
Daawo sawirrada dhismaha ku burburay Bangladesh.
2
Shaqaalaha samatabixinta oo baadi-goobaya dadkii ka bad-baaday guri 8 dabaq ka koban oo ay warshaddo yaryar ku yaallaan. Bangladesh, April 24, 2013.
3
4