Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiisha caafimaadka Kenya oo baaraya kiiis looga shakisan yahay cudurka Ebola


Masuuliyiinta caafimaadka dalka Kenya ayaa baaraya bukaan looga shakisan yahay xanuunka Ebola oo lagu arkay galbeedka dalkaasi gaar ahaan meel u dhaw dalka Uganda, oo faafitaanka xanuunkan la sheegay in lagu arkay shan iyo sodon qof oo uu ku dhacay iyo todoba dhimasho ah.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Wariyaha VOA Maxamed Yusuf, waxana inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Baaristaanka kiiska Ebola ee Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:14 0:00

XS
SM
MD
LG