Riyadh —
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay hawadeeda u furtay dhammaan diyaaradaha, oo ay ku jiraan kuwa ka imanaya ama ku socda Israel.
Go’aanka waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo galabta booqasho uga bilaabatay Sacuudiga, ayada oo diyaaraddiisa ay toos uga kacday Israel una tagtay Jeddah.
Biden oo wali ku jira safarkiisa Bariga dhexe ayaa goor sii horreysay maanta la kulmay hoggaamiyaha Falastiin.
Warbixintan waxaa Qaahira ka soo diray weriyaheena Xuseen Sahnuuni.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available