Riyadh —
Sacuudi Carabiya ayaa 2 bilyan oo dollar ku shubtay Bankiga Dhexe ee Pakistan, dowladdu ayaa sidaas sheegtay Talaadadii, waxaana tallaabadan ay qeyb ka tahay qorshe lagu caawinayo dhaqaalaha Pakistan.
Warbixintan oo ay qortay AP, waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal