Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saciid Deni: Puntland waxaa ku soo duulay ajaaniib


Saciid Deni
Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay dagaalka ay ciidamadiisu kula jiraan maleeshiyada ururka Daacish ee buuraha gobolka Bari, isagoo sheegay in Puntland ay kusoo duuleen ajaanib ka kala timid daafaha dunida oo haysta dhalashooyin kala duwan.

Madaxweyne Deni ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu xalay fiidkii booqday dhaawacyada ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish.

Yuusuf Maxamuud Yuusuf, wariyaha VOA ee Boosaaso, ayaa warbixintan kasoo diray halkaasi.

Saciid Deni: Puntland waxaa ku soo duulay ajaaniib
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG