Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibka - Afrikaanka Qurbo-Joogta ah ee aan Ishu Qaban


Tahriibka
Tahriibka

Iyadoo Yurub ay sii wado qaabilidda muhaajiriinta ku qulqulaya qaaradda, ayaa waxaa warbaahinta dunida qabsaday wararka ama sheekooyinka la xiriira qaxootiga ka soo qaxaya colaaddaha Suuriya, Ciraaq iyo Afghanistan.

Laakiin sheekooyinka muhaajiriinta ka imanaya dalalka Saxaraha Africa ka hooseeya iyo qaxootiga colaadda gobolka ka soo cararaya – ayaanay u badnayn in caalamku uu maqlo – ilaa safaradoodu ay masiibo soo wajahdo mooyee.

Qiyaastii 130,000 oo Afrikaan ah oo tahriibay 2015 oo kaliya, ayaa intooda badan waxay ka soo carareen hab la dhaqanka adag ee hay’addaha dowliga iyo saboolnimo gaamurtay – iyo waxay ugu yeereen saameynta marxaladihii gumeysigu ku reebay qaaradda Afrika.

Faahfaahin Sabbaynaya - Afrikaanka Qurbo-Joogta ah ee aan Ishu Qaban >>

XS
SM
MD
LG