Washington —
Muslimiinta Maraykanku waa wax ka yar 2% tirada dadka ee dalkan. Hase yeeshee, sida uu wariyaha VOA-da Kane Farabaugh ku soo warramayo, raadka ay ku leeyihiin doorashada aad buu u soo kordhayaa.
Sanadkan, Muslimiinta ayaa arrintooda ugu weyn ay tahay welwelka ay ka qabaan dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israel iyo Xamaas.
Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.
Madal