Milateriga dalka Ukraine ayaa sheegay Talaadadan in Ruushku uu u adeegsaday gantaalaha cruise-ka iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Shahed ee ay Iran samaysay in ay weerar ku qaadaan gobolka Odesa habeennimadii xalay, taas oo sababtay burbur soo gaaray dhismihii dekedda iyo guryaha.
Warbixin ay VOA-du ka qortay arrintan waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal