Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine


Aiden Aslin

Laba dagaal-gale oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo codsi u diraya ra’iisal wasaare Boris Johnson in uu taageero u fidiyo.

Shaun Pinner oo 48 jir ah iyo Aiden Aslin oo 28 jir ayaa muuqaalkooda laba jeer la kala baahiyey iyaga oo dalbanaya in lagu bedesho siyaasiyiin Ruushka taaageersan oo lagu hayo Ukraine.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA-da qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG