Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo sheegay inuu qabsaday Bakhmut 


FILE PHOTO: A general view shows an empty street and buildings damaged by a Russian military strike in Bakhmut

Ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee ka garab-dagaalamaya ciidamada Ruushka ee lagu magacaabo Wagner ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada burbrurtay ee Bakhmut ee bariga Ukkraine.


Mas’uuliyiinta Ukrraine weli ma xaqiijin in Bakhmut ay gebi ahaan ka baxday gacantooda.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Daandurey.

BAKHMUT CAPTURE.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

XS
SM
MD
LG