Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo sheegay in 63 askari looga dilay weerar


Dawladda Ruushka ayaa Isniintii sheegtay in 63 ka mid ah ciidamadooda lagu dilay habeenkii sanadka cusub, kadib markii ay Ukraine ku garaacday gantaalo saldhig ay ku leeyihiin Ruushku magaalada Makiivka ee qaybta uu Ruushka ka taliyo ee gobolka Donetsk ee Ukraine.

Warbixin ayaa VOA ka qortay arrintan, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Ruushka oo sheegay in 63 askari looga dilay weerar
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:58 0:00

XS
SM
MD
LG