Moscow —
Wasaarada Arrimaha Dibbada Ruushka ayaa sheegtay in hadafkooda koowaad ee duulaanka ay ku qaadeen Ukraine yahay inay ka xoreeyaan dadka reer Ukraine wax ay ku sheegtay nidaam aan la aqbali karin.
Hadalkan ayaa imanaya iyada oo milateriga Ruushku deeggaano badan oo Ukraine ah ay ku duqaynayaan madaafiic culus.
Warbixin ammuurtan ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub, Cabdihaxid Cawil Ismaaciil.