Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo sare u qaaday muhiimadda qabsashada Bakhmut

Sergei Shoigu
Sergei Shoigu

Wasiirka Gaashaandhigga ee Ruushka Sergei Shoigu ayaa sheegay in qabsashada magaalada Bakhmut ay muhiim u tahay gulufka dalkiisa ee gobolka Bariga Ukraine ee Donbas.

Hadalkan ayaa kusoo beegmay xilli wasiirka uu booqday gobolkaas. Warbixin ay VOA qortay waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Ruushka oo sare u qaaday muhiimadda qabsashada Bakhmut
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:50 0:00

XS
SM
MD
LG