Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo beeniyay inuu weeraray Poland


Explosion kills two at Polish grain facility

Wararka ka imanaya dalka Poland ayaa sheegaya in gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ay u gudbeen magaalo ku taala dalka Poland isla markaana laba qof ay ku dhinteen, waxaana sida wakaaladda wararka ee Reuters ay qortayna wasiirka difaaca ee Ruushka uu beeniyay eedaha uga yimid dhinaca Poland.

Maraykanka iyo Isbahaysiga NATO ayaa iyaguna sheegay inay baaris wadaan.

Gantaalahan waxaa ku dhintay laba qof.

Haddaba Maxamud Carab oo horay ugu noolaa dalka Ukrain, kuna sugan Jarmalka oo si dhow ula socda wararka la xiriira duullaanka Ruushka ee Ukraine ayaa wariyaheena Ridwan Xaaji Abdiwali waxa uu weydiiyay in uu faah-faahiyo xogta uu ka hayo wararkaasi.

Ruushka oo beeniyay inuu weeraray Poland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG