Dowladda Ruushka ayaa amartay tobanaan kun oo qof in laga daadgureeyo daanta bari ee wabiga Dnipro si meelo kale loo dejiyo, talaabadaas oo ay Ukraine ku tilmaantay barakicin qasab ah.
Warbixin ay arrintan ka qortay VOA-da waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.