Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka iyo Ukraine oo lagu cadaadinayo xabad-joojin bani'aadaminimo


Qaramada Midooay ayaa ku cadaadinaysa waddamada Ukraine iyo Ruushka inay gaaraan xabbad-joojin dhinaca bani’aadannimada ah, iyadoo dhinaca kale dagaallo qaraar laga sheegayo waddankaasi.

Warbixin ay noo soo dirtay Margaret Besheer waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Ruushka iyo Ukraine oo lagu cadaadinayo xabad-joojin bani'aadaminimo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

XS
SM
MD
LG