Brussels —
Tan iyo wixii ka dambeeyey duulaankii uu Ruushku ku qaadey Ukraine, waddamada Yurub iyo Ruushka waxa kasoo cusboonaaday tartanka xidhiidhka diblomaasi ee ay la leeyihiin dalalka Afrika.
Madeaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa toddobaadkan sheegay inuu ahmiyada siinayo xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay waddamada Afrika. Arrintan ayaa loo fasirtay in Moscow raadinayso saaxiibo cusub, iyada oo wajahaysa cunaqabateyno badan.
Warbxin gaar ah oo aynu ku eegeyno arrintan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available