Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Robert F. Kennedy Jr oo hortagay Senate-ka


Robert F. Kennedy Jr., oo uu Madaxweyne Donald Trump u magacaabay xilka Xoghayaha Caafimaadka ee Mareykanka, ayaa shalay oo Arbaco ahayd wajahay su’aalo adag oo uga imaanayay Senatorrada.

Senatorrada ayaa wax ka weydiiyay aragtidiisa ku aaddan tallaalka COVID-19, iyo nidaamka caafimaadka ee dalka.

Kennedy, oo ka tirsan qoys siyaasadeed oo caan ah wuxuu wajihi karaa caqabado adag oo ku aaddan ansixintiisa.

Wariyaha VOA ee Aqalka Congress-ka, Katherine Gypson, ayaa warbixintan ka diyaarisay, Xuseen Barre ayaa faahfaahinaya.

Robert F. Kennedy Jr oo hortagay Senate-ka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG