Munich —
Magaalada Munich ee dalka Jarmalka waxaa shalay oo Jimcihii shalay ka furmay shir uu heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo amniga Ukraine, waxaana shirka imanayaa iyadoo maalmo kooban ay ka dhimman yihiin sannad guuradii koowaad ee duullaanka Ruushku uu ku qaaday Ukraine.
Hadaba wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Jarmalka kula xiriiray Maxamud Carab oo horay ugu noolaa Ukraine si dhowna ula socda dagaalka Ruushka ee Ukraine, Ugu horreyn waxaa uu soo koobayaa waxyaabihii ugu dambeeyay ee kasoo kordhay dagaalka.