Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raila Odinga oo sharci-darro ku tilmaamay madaxweyne Ruto


Raila Odinga
Raila Odinga

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Ralla Odinga ayaa Dowladda Madaxweyne William Rutto ku tilmaamay mid sharci darro ah, islamarkaana uusan u aqoonysanayn Ruto Madaxweynaha Sharciga ah ee Kenya.

Odinga ayaa sidoo kale taageerayaashiisa ugu baaqay in Dowladda hadda jirta ay ka horyimaadaan oo ay iska caabiyaan.

Hadalka Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa aad looga hadal hayaa gudaha Kenya.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Raila Odinga oo sharci-darro ku tilmaamay madaxweyne Ruto
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG