Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raila Odinga: Waxaan furi doonaa xadka Soomaaliya iyo Kenya


Raila Odinga

Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya, islamarkaana kamid ah musharixiinta xilka madaxweynaha Kenya Raila Odinga, oo dhowaan booqosho ku tagay gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa ballan qaaday in haddii uu ku guulaysto xilka madaxwaynaha uu dib u furi doono isu socodka iyo ganacsiga ee xadka wadamada Somalia iyo Kenya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Soomalida kasoo jeedda gobolkaasi ay adeegyada ay u baahan yihiin ee dowladda ay ka heli doonaan deegaanadooda.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Raila Odinga.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG