Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado ka dhashay go'aanka Macron oo weli ka socda Paris


Booliiska magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska iyo tobanaan kun oo dibad-baxaya ayaa habeenkii saddexaad isku dhacay.

Dadkan ayaa ka mudaharaadaya dowladda oo dooneysa inay kordhiso da’da ay shaqaaluhu ku noqon karaan howlgab iyada oo baarlamanku aanu ansixin.

Warbxin ku saabsan arrintan waxa magaalada London kasoo diray wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Rabshado ka dhashay go'aanka Macron oo weli ka socda Paris
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00


XS
SM
MD
LG