Nairobi —
Dalka Kenya ayaa waxaa cabsi laga qabaa inay sii kordhaan rabshadaha ka dhalan kara dibadbaxyada ay taageerayaasha Isbahaysiga mucaaradka dalkaasi ay ku baaqeen inay todobaad kasta ay ka dhigi doonaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Arrintan ayaa walaac laga muujiyay inay saamayn karto xasilloonida ammaanka iyo dhaqaalaha wadanka hadii ay sii socdaan.
Hadaba sharciga dalkaasi muxuu ka qabaa in dadku ay dibadbaxyo ay uga soo horjeedaan dowladda ay qabtaan? Wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed, ayaa su’aashaasi iyo kuwo kale waydiiyay Cabdirizaaq Maxamed oo ah garyaqaan ka howlgala dalka Kenya.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available