Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Rabshadaha Faransiiska oo sii socda maalintii shanaad


FRANCE-CRIME-POLICE-DEMO
FRANCE-CRIME-POLICE-DEMO

Mudaaharaadyo ayaa maalintii shanaad kasii socda qaar ka mid ah magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka Fransiiska kuwaaso ka dhashay ka dib markii ay boolisku dileen wiil dhallinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Aljeeriya.

Dadka mudaaharaadka dhigaya ayaa gubay tareeeno, basas, gaadiid yar yar, iyo goobo ganacsi. Caasho Ibrahim Aden ayaa rabshadahaasi ka wareysatay Bashiir Cabdi Diini oo daggan magaalada Chambery ee dalka Faransiiska, ugu horreyna waxa ay weydiisay waxa hadda socda.

Rabshadaha Faransiiska oo sii socda maalintii shanaad.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG