Paris —
In ka badan 600 oo qof ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay isku dhaceen mudaaharaadayaal careysan oo banaan baxayey iyo booliiska dalka Faransiiska.
Dhacdadan ayaa waxa ay sidoo kale waxyeello ka soo gaartay 200 oo ka mid ah ciidamada booliiska.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee AP ka qortay rabashadaas, waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Madal