Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'isul Wasaaraha Sweden oo ka hor timid in Sweden ku biirto Gaashaanbuurta NATO


Ra'isul Wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson ayaa Talaadadii ka hor timid baaqyada mucaaradka dalkaasi ka imanaya ee ah in Sweden ay ku biiro gaashaanbuurta NATO.

Dalka Ruushka ayaa si weyn u diiddan in Sweden iyo Finland ay ku biiraan gaashaan-buurta NATO, waxaana uu sheegay in labadaasi dal ay cawaaqib la kulmi doonaan haddii ay kamid noqdaan xulfadan.

Wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.

RW oo ka hor timid inay ku biiraan gaashaanbuurta NATO
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG