Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qudus: Isku dhac dhexmaray booliska Israa'iil iyo dhallinYaro Falastiiniyiin ah

Iska horimaad hubaysan ayaa dhallinyaro Falastiiniyiin ah iyo ciidamada Israel ku dhex maray magaalooyinka Qudus, Baytallaxam, iyo Nables xilli maamulka Falastiin uu ka digay in xiisadda faraha ay ka baxdo.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Saxnuuni.

Isku dhaca ardayda iyo ciidamada amniga DDS.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG