Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorshaha UK ee muhaajiriinta lagu gaynayo Rwanda oo caqabad la kulmay


Ra’iisal Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa guuldarro kale kala kulmay qorshihii qaxoontiga lagu gayn lahaa dalka Rwanda, kaddib markii xunbaha Aqalka Sare ay u codeeyeen in muddo dib loo dhigo qorshahaasi.

Tani miyey tahay dhammaadkii qorshaha dowlada ee Rwanda, muxuuse ka dhigan yahay codka diidmada xubnaha Aqalka Sare? Warbxin arrintan ku saabsan waxaa London ka soo direy Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Qorshaha UK ee muhaajiriinta lagu gaynayo Rwanda oo caqabad la kulmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG