War Deg-Deg ah

Qorrax madoobaad ka dhacaya Waqooyiga America

Isniinta berri ah waxaa filayaa in qorrax madoobaad lagu arko Waqooyiga Ameerika oo Maraykanku ku jiro, Mexico iyo Canada. Waxaa Qorax Madoobaadkaasi la filayaa inay gaarto gobollo badan oo Mareykanka iyo dalalka deris la ahba.

Haddaba, Muxuu yahay Qorax Madoobaadkan?

Warbixintan waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

SOLAR ECLIPSE REPORT
Embed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG