Isku xirrada

War Deg-Deg ah

15 qof oo lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay Sudan

Iska horimaadyo gobolka Blue Nile ku dhex maray beelo reer Sudan ah ayaa sababay geerida dad gaaraya 15 qof, sida ay sheegeeen warbaahinta dalka sudan iyo ilo wareedyo kale.

Faah faahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Warbixinta dagaal beeleedka Sudan'.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

XS
SM
MD
LG