Isku xirrada

War Deg-Deg ah

78 qof oo daacuun ugu dhintay dalka Kenya


Wasaaradda caafimaadka ee dalka Kenya ayaa shalay shaacisay in 78 qof ay cudurka dacuunka u dhinteen saddexdii bilood ee la soo dhaafay, halka 4,186 kalena gooba kala duwan lagu daaweynayo

Wasiiradda caafimaadka Kenya Susan Wafula oo xariga ka jareysay dawooyin iyo agab kale oo looga hortagayo fidida cudurka dacuunka ayaa sheegatay in 14 maamul uu sameyay cudurkaasi, haddana ay dad badani qarka u saran yihiin in ay u dhitaan.

Degaanada sida halista ag uu cudurkaasi oogu sii fidayo waxaa ay lagu sheegay in ay kamid tahahay koonfurta Wajeer oo malintii shalayto 4 qof cudurkaasi degaanka Banaaney ay ogu dhinteen cudurka shuban biyoodka, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOAda ee Garissa, Maxamed Faarax Shire.

78 qof oo daacuun ugu dhintay Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG