Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo xaaladda Gaza ku tilmaamtay "Cadabatii Ifka"


Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ayaa Isniinta maanta ah ku tilmaantay xaaladda Gaza “Cadaabtii Ifka” kadib weerar ay Israa’iil ka geysatay koonfurta magaalada Rafah.

Saraakiisha caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in weerarkaas ay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof, warbixin ay VOA ka qortay arrintan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

QM oo xaaladda Gaza ku tilmaamtay "Cadabatii Ifka"
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG