New York —
Qaramada Midoobay ayaa codsanaysa $46 bilyan si loo bixiyo gargaar lagu badbaadiyo in ka badan 180 milyan oo ka mid ah dadka ugu baahida badan adduunka ee ku nool 72 waddan sanadka soo socda.
Codsigan ayaa imanaya iyadoo dalalka deeq-bixiyeyaashu ay la tacaalayaan kororka masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa dadka sameeyeen.
Wariyaha VOA-da Lisa Schlien ayaa warbixintan ka soo dirtay Geneva. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal