Jigjiga —
Qiimo-dhac xoog leh ayaa soo wajahay lacagta birta Itoobiya labadi bil ee lasoo dhaafay, marka loo fiiriyo qiimaha sarrifka dollar-ka Mareykanka.
Arrintaan ayaa keentay sicir-barar aan caadi aheyn oo laga dareemay suuqyada waaweyn ee gobolka sida Wajaalle iyo Jigjiga.
Warbixintaan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxman Gaataa.