Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qiimaha xoolaha ee suuqyada Dhadhaab oo si weyn hoos ugu dhacay


Qiimaha xoolaha nool ee suuqyada xeryaha Dhadhaab ayaa sameeyay hoos u dhac aad u ballaaran iyadoo lagu jiro u diyaar garowga ciidda oo inta badan aad loo iibsado xoolaha nool.

Waxaana ganacsatada sanadkaan ay sheegayaan in abaartu saameyn ku yeelatay. Warbixintaan waxaa xeryaha ka soo diray weriyeAbdisalan Salas oo VOA xeryahaas uga soo warrama.

Qiimaha xoolaha ee suuqyada Dhadhaab oo si weyn hoos ugu dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG