Jabuuti —
Waxaa suuqyada magaalada Jabuuti gabaabsi ku noqdey malaayga ama kalluunka xilligan oo lagu jiro bisha Ramaadan.
Si kastaba qiimaha hilibka ariga iyo lo’oda, oo maalmihi dhawaa aad u kacay, ayaa haatan ku soo noqdey qiimihi hore ee caadiga ahaa ee lagu gadan jiray, iyada oo qiimaha lagu iibsado qaraha ama xab-xabka u hada aad u jabey.
Weriyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo haya.
Madal