Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qiimaha gaaska dabiiciga ah ee Yurub oo kor u kacay


Qiimaha gaaska dabiiciga ah ee qaaradda Yurub ayaa kor u kacay kadib markii Ukraine ayaa joojisay qulqulkii gaaska Ruushka ee mari jiray dhulkeeda, una tagi jiray Yurubta kale.

Wariyaha VOAda Henry Ridgwell ayaa ku soo warramaya in Moscow ay mar Yurub sii jirtay 3 meelood hal meel gaaska ay u baahan tahay, hase yeeshee, Yurub ayaa maareysay in aayar aayar ay u joojiso gaaskii Ruushka, ka dib duullaankiisii Ukraine ee sanadkii 2022.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Qiimaha gaaska dabiiciga ah ee Yurub oo kor u kacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG