Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybta Labaad: Loolanka doorashada Mareykanka ee xilliga dhexe


Election 2022 Biden Democracy
Election 2022 Biden Democracy

Waxaa bartamaha toddobaadka soo socda Mareykanka looga dareerayaa doorashada xilliga dhexe, waxaana qeybta labaad ee Barnaamijyo taxane ah oo ay VOA ka diyaarisay aan ku eegeynaa loolanka adag ee ay labada xisbi ee dalka Mareyknaka ugu jiraan sidii uu mid walba u hanan lahaa kuraasta ugu badan ee aqalada Senate-ka iyo Wakiilada iyo sidoo kale guddoomiyeyaasha gobollada.

Weerarada xisbiyada dhexdooda ah ee doorashadan, Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegaysa.

Warbixinta doorashada Mareykanka ee xilliga dhexe.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:19 0:00

XS
SM
MD
LG