Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Dhadhaab oo rajeynaya in jawi nabad ah ay ku dhacdo doorashada Kenya


In ka badan 233,000 oo qaxootiga ah oo ku nool xeryaha Dhadhaab ayaa si gaar ah indhaha ula raacaya doorashada lagu wado in ay dhawaan ka dhacdo Kenya, iyada oo inta badan Soomaalidu ayaa rajo ka muujiyay in doorashadani ay ku dhacdo jawi nabadeed.

Wariyaha VOA-da uga soo warrama xeryaha Dhadhaab Abdisalan Salas ayaa warbixintaan inoo haya.

Qaxootiga Dhadhaab.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG