Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Soomaalida ah ee ka cararaya gaajada iyo abaaraha oo ku qulqulaya Kenya


Abaarta iyo gaajada ka jirta Soomaaliya ayaa kumannaan qof u ku khasabtay inay u hayaamaan dalka deriska la ah ee Kenya si ay gargaar u helaan, waxaana kooxaha gargaarku ay sheegayaan in qulqulka qaxootiga soo galaya xerada Dhadhaab ee dalka Kenya, ay sii cakireen agabka loogu talagalay xeryahan markii hore buuxay.

Juma Majanga ayaa warbixintan kasoo dirtay xerada qaxootiga ee Dhadhaab, waxaase soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Qaxootiga ku qulqulaya Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG