Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga ku cusub Dhadhaab oo wajahaya xaalad adag


Qaxootiga cusub ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa wajahaya nolol adag. Soo-galootigan cusub ayaa sheegay in aanu ku filneyn raashinka iyo gargaarka kale ee ay helaan.

Waxay hay'adaha gargaarka ka codsadeen in la siiyo lacagaha gunnada ah ee loo yaqaano Bamba Chukula ee la siiyo qaxootiga ku jira xeryaha,

Wariyaha VOA xeryahaas uga soo warama Cabdisalaan Salas ayaa warbixintaan Dhadhaab ka soo diray.

Qaxootiga ku cusub Dhadhaab oo wajahaya xaalad adag
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG