Garissa —
Qaar ka mida qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab ayaa waxay u jeesteen dhinaca wax soo saarka beeraha, si ay noloshooda ugu deberaan, hase ahaatee waxay ka cabanayaan in biyo yaraan soo waajahday oo keentay inay qallalaan dalagyo kala duwan oo ugu abuurnaa beeraha.
Weriyaha VOA Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol ayaa warbixintan ku eegaya.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available