Ifo —
Xerada qaxootiga ee IFO-2 oo dhowaan dib loo furay ayaa la dejiyay qaxooti cusub oo muddo dheer ku dhibaataysaa xeryaha Dhadhaab oo ay ku biireen sannadihii dambe.
Dadka la dejiyay Ifo-2 ayaa dulsaar ku ahaa culays badana ku hayay xerada qaxootiga ee ifo-1, waxaana la filayaa in todobaadyada soo socda xeradaa la geeyo qoysas kale oo laga soo rari doono xerada Dhagaxlay, faahfaahinta warkan waxaa Dhadhaab ka soo diray, Axmed Cabdullaahi Jaamac.
Madal