Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Soomaali ah oo ku dhibaateysan dalka Belgium


Warbaahinta dalka belguim ayaa si weyn u hadal haya qaxooti gaaraya 700 oo qof oo bilihii ugu dambeeyay ku noolaa dhismayaal ku yaalla magaalada Brussels oo aan loogu talagalin in dadku ay ku noolaadaan ayna xilligan la nool yihiin daryeel xumo.

Haddaba Wariyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa khadka taleefanka ee Brussels kula xiriiray Axmed Rayaale Buux oo u ololeeya arrimaha bulshada.

Qaxooti Soomaali ah oo ku dhibaateysan dalka Belgium
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG