Qaahira —
Masar ayaa la daalaa dhaceysay mowjado cusub oo qaxooti ah oo ka imanaya Afrika kadib markii ay dagaalladii ugu dambeeyay ay ka qarxeen Suudaan iyo Itoobiya.
Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa u muuqata in ay ku adag tahay la tacaalidda qaxootiga faraha badan, waxaana mas’uuliyiinta Masar ay shuruud ku xireen dal-ku-galka qaxootiga Suudaan ee isku dayaya in ay dalkaasi galaan.
Wariyaha VOA-da Edward Yeranian ayaa warbixintan ka soo diray Qaahira. Falastiin Axmed Iiman ayaa soo jeedineysa.
Madal