3 qof ayaa ku dhintay qaraxyo ka dhacay magaalada Boston. Qaraxyadan ayaa ka dhacay goob uu ku dhammaanayay tartan dhinaca orodka Marathon-ka ah oo ka socday Boston.
Sawirro: Qaraxyadii Magaalada Boston, MA.
21
Qaraxyadii shalay lagu weeraray orodka caanka ah Boston Marathon.
22

23