Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qabow daran oo sababay dhimashada 16 qof oo ka dhacaya Mareykanka


Hoak's restaurant is covered in ice from the spray of Lake Erie waves during a winter storm that hit the Buffalo region in Hamburg, New York, Dec. 24, 2022.
Hoak's restaurant is covered in ice from the spray of Lake Erie waves during a winter storm that hit the Buffalo region in Hamburg, New York, Dec. 24, 2022.

Qabow daran oo baraf wata oo qabsaday inta badan Mareykanka Sabtidii ayaa sababay koronto la’aan ku dhacday in ka badan 700,000, ugu yaraan 16 ayaa ku dhintay shilalka baabuur ee la xiriira cimilada, kumanaan kalena waa ay go’doomiyeen sababo la xiriira baajinta duulimaadka diyaarahada.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inala socodsiineysa Caasha Ibrahim Aden.

Qaboowga daran ee Mareykanka.wav
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

XS
SM
MD
LG