Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah shirkadaha Mareykanka oo ka cabanaya Shiinaha


Shirkadaha Maraykanka ee soo saara qalabka iyo biraha Spare Parts-ka baabuurta ayaa ugu baaqay dawladda Maraykanku inay joojiyaan qalabka baabuurta ee laga keenayo dalka China ee la soo mariyo dalka Mexico kadibna loo iib keeno dalka.

Xiisadda arrintan ka dhalatay ayaa kor u sii kacday toddobaadkii la soo dhaafay.

Iskaashatada ayaa ku baaqay in qalabka China ka imanaya oo qiimo jaban suuqyada Maraykanka ku soo galaa uu keenayo in shirkadahooda xirmaan ama wax soo saarkooda la iibsan waayo.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo jeedineysa warbixin ay VOA du arrimahan ka qortay.

Qaar ka mid ah shirkadaha Mareykanka oo ka cabanaya Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG