Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah ganacsatada Kenya oo ka walaacsan garaadka macmalka ah


Shirkadaha Kenya, oo waajahaya caqabado dhaqaale, ayaa u leexday ama u weecday dhinaca aaladaha ku shaqeeya garaadka macmalka ah (Artificial Intelligence), si loo yareeyo kharashaadka wax soo saarka iyo xayeysiinta.

Arrintan ayaa walaac ku abuuraysa Farshaxanka iyo wakaaladaha xayeysiiska, kuwaas oo ka baqaya in aaladahani ay shaqadooda la wareegaan.

Warbixinta oo uu soo diray weriyaha VOA MAxamed Yuusuf, waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Qaar ka mid ah ganacsatada Kenya oo ka walaacsan garaadka macmalka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG