Moscow —
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegtay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu booqasho rasmi ah ku tagi doono Shiinaha dabayaaqada toddobaadkan.
Booqashadan ayaa imaneysa ayadoo Putin dhowaan mar kale loo dhaariyey inuu noqday madaxweyne Ruushka.
Warbiixin kooban waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal